loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Roowdo Cabdirashiid
April 16, 2023 | 4:09 pm |1 Answers

waa maxay duumo?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
April 17, 2023, 3:31 pm
<strong>D</strong>uumadu waa cudur halis galin kara nolosha. Waxay ka mid tahay cudurada faafa, <em>waxaa sababa daris ku noole  il ma’aragta ahaa. Waxayna  ku faaftaa  qaniinyada kaneecada dumarka ah (Anophel mosquito).</em> Marka ay qaniinto kaneecada qabta cudurka, sunta waxay ku daysaa jirka waxa ayna raacda wareega dhiiga, 48-72  saacadood  gudahood sunta waxa ay ku badataa Unug-yada dhiiga cas, waxayna u safartaa xaggaa iyo beerka halkaas oo ay ku qaangaarto. <em> </em><em>Duumadu</em> waxa ay weerartaa oo burburisaa unugayada dhiig cas. Nooco ugu dhibta badan waxa loo yaqanaa Bii’ef (Plasmodium Falciparum), noocaan waxay burburisaa dhamaan unugyada  dhiiga cas haday noqon lahayd  kuwa la sameeyey iyo kuwa waaweynba, taasoo keeni karta  dhiig la’aan iyo cagaarshoow.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • naddymoalim
    sida ugu fudud aan ku helo karo free domain
    Sep 09, 2022 - 18:54 |1 Answers
  • Saadaq Abdi
    waa maxay saynis
    Apr 12, 2023 - 10:21 |1 Answers
  • Cabdi shakur Maxamed
    gorme ayu dhashey nabigena nnkh
    Mar 28, 2023 - 15:44 |3 Answers
  • Maa maan Wehliye
    Taariikhda warshadihii hore ee somalia
    Mar 29, 2023 - 19:21 |1 Answers
  • Maryan Xayle
    what is chemisrty
    Apr 22, 2023 - 15:24 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img