loader
Skip to content

Caawiye App

• Activity
• questions
• Groups
• Blog
• Activity
• questions
• Groups
• Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

• Activity
• questions
• Groups
• Blog
Maxamed deeq cabdullaahi
April 12, 2023 | 9:31 am |1 Answers

waa maxay falkaab

Edit Question

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
luqadaha
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
April 12, 2023, 3:02 pm
Falkaab waxaa la yiraahdaa erayada caddeeya sida wax u dhacaan ama u qabsoomaan. Falkaabyadu waxay u kala baxaan: Falkaab waqti, f. meeleed, f. jaho, f. masaafo, f. siyeed iyo f. ra’yi.

Falkaab waqti: wuxuu caddeeyaa waqtiga ay wax dhacaan ama qabsoomaan. Tusaale:

Cali baan barqadii arkay.

Baabuurku hadda ayuu ka yimid Afgooye.

Falkaab meeleed: wxuu caddeeyaa meesha ay wax ku/ka dhacaan ama ku/ka qabsoomaan. Tusaale:

Shimbir baa aqalka dushiia saaran.

Qalinkii wuxuu yaallaa miiska korkiisa.

Bisad baa kursiga hoos fadhida.

Falkaab jaho: Waa erayga caddeynaya xagga ama jahada ay wax u dhacaan ama u qabsoomaan. Tusaale:

Faarax wuxuu sii maray jid dheer.

Geeddi baa arigii soo celiyay.

Irridu waxay u jeedaa bari.

Falkaab masaafo: wuxuu caddeeyaa fogaanta ama dhawaanta wax ama meel jirto.

Baabuurkii wuxuu socday afartan mayl.

Labaatan km buu askarigii rucleeyey.

Sadex tallaabo ayaan horay u qaaday.

Falkaab siyeed: wuxuu caddeeyaa sida wax u dhacaan ama u qabsoomaan. Tusaale:

Degdeg buu Warsame igu dhaafay.

Guuleed baa faraska xoog usha ugu dhuftay.

Rooble caanaha geela aad buu u jecel yahay.

Falkaab Ra’yi:  waa erayga kala caddeeya kolka ay jawaabtu tahay “haa” ama “maya”. Tusaale:

Cawaale ma aragtay? Maya, ma arag.

Casharkii ma baratay? Haa, waan bar

Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
• moHamet Emiin officiaL (DhaL MagaLoH)
waa maxay googaalaysigu
Apr 10, 2023 - 06:25 |1 Answers
• Cabdiraxman Gooni
waa maxay cudurka duumada
Feb 20, 2023 - 15:32 |2 Answers
• Abdinajiib Yare
waa maxay foolkaanadu
May 24, 2023 - 20:31 |1 Answers
• Queen of somalia
sheeg sanadkii iyo meshii uu ku geeriyooday madaxweynihii labaad ee Dalka soomali c/rashiid cali sharmaake?
Feb 19, 2023 - 08:52 |2 Answers
• Wll Aamiin
what is the ecology
Aug 15, 2023 - 10:43 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
• all questions
• about us
• Membership Account
Help & Support
• Contact Us
• frequently asked questions
• Privacy Policy
• Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
• img
img