waa maxay shaqada murqaha. Muscular system?

1 Answers
Wanagzan Sabiriina
March 31, 2023, 12:48 pm
Habdhiska murqaha waxey Qeyb weyn ka qataa dhaqdhaqaa.MuruQa .waa hilib gaduudan oo ka kooban dumo isku aruuray oo wareegsan is bar bar ahaan u wada Siman waxa loo kala qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah. 1 Cardiac Muscles 2 skeletan Muscles 3 smooth Muscles

Leave Answer

You must be logged in to answer.