loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Abdirahmaan Ahmed mahamed
May 6, 2023 | 10:03 pm |4 Answers

waa maxay tamar

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
4 Answers
Please log in to reply.
Yusuf mohamed barre
June 2, 2023, 3:59 pm
Tamar waa awood howl lagu qabto oo jirkaaga caafimaad helaayo
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 7, 2023, 5:00 pm
Tamar (ingiriis: Energy) waa astaamaha kartida walaxu leedahay. Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu'eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan.Saynisyahandu waxa ay rumeysan yihiin in cuntada iyo shidaashaba ay ku jiraan waxa la yiraahdo Tamar oo ay tahay tamartaasi tan dadka iyo makiinadahaba u suurtogelisa in ay howl qabtaan, wax yaabaha ugu weyn ay tamartu leedahay waxaa ka mid ah iyada oo isku gediyi karta wejiyo badan. 1 Tamar falgaleedka: Cuntada aynu cunnaa iskudhisyo ayaa ay siisaa muruqyadeenna, marka aynu culays qaadayno ama aan wax riixayno muruqyadeenna ayaa adeegsada iskudhiyadaa, oo ka hela tamarta ay hawsh ku qabtaan. Sida dhabta ah cuntada waa shidaalka dhabta ah ee dadka sida uu u yahay batroolka shidaasha baabuurka, ama naftadu u tahay shidaasha makiinadaha waaweyn. Tamarta laga helo iskudhisyada cuntada iyo shidaasha ayaa la yiraahdaa tamar falgaleed waana nooc ka mid ah tamarta kaydsan. 2 Tamarta Cufisjiidadka: Xabbad leben ah xadhig ku xidh dabadeedna kor u qaad oo miiska korkiisa la sin. Xadhigga kor mari khafiyad dabadeedna culays 1kg kaga xidh caarada kale. Haddii aad sii daysid lebenka hoos u dhacay ayaa qabanaya hawl oo kor u qaadaya culayska halka kiiloogaraamka ah. Markaa waa in uu lebenku yeeshaa tamar marka uu miiska la siman yahay.Tamarta walax kor loo qaaday leedahay waxaa la yiraahdaa Tamar cufisjiidad. Ogow markii aad kor u qaadday xabadda lebenka ah muruqyadaadu waxay adeegsadeen tamar falgaleed, taasoo ah tamarta weji leh ayaa loo geddiyi karaa mid kale. 3 Tamar socod:{\displaystyle E_{\mathrm {kin} }\,=\,{\tfrac {1}{2}}mv^{2}} Lebenkii aad kor u qaadday ee aad la sintay miiska jooggisa haddii aad sii daysid oo uu ku dhaco qori yaalla dhulka waa uu kala jebinayaa. Lebenku, markii uu la sinna miiska korkiisa, wxa uu lahaa tamar cufisjiidad. Hase yeeshee waa ay ka dhammaatay cufisjiidadkii markii uu soo dhacay ee anu gaarin qoriga dhulka yaalla, lebenku markii uu joogsaday qorigana uu kala jabiyey waxa uu qabtay hawl, sidaa darteen waa in uu yeeshaa lebenku tamar intii aanu ku dhicin uun qoriga. Waxa aynu u qaadanaa tamar ka timid socodka u kordhay markii uu soo dhacay. Tamarta walax soconaysa waxaa la yiraahdaa tamar socod. Tamar falgaleedkii muruqyadeenna ayaa u gedismay tamar cufisjiidad markii aynu sii daynay lebenkana tamar cufisjiidadkii uu lahaa yaa u gedisantay tamar socod. 4 Tamar loodsan: Kala jiid gariirad inta aad ku xidhid culays yar dabadeedna sii daa. Gariiraddu wa ay soo gaabanaysaa culayskana koy ayaa ay u soo qaadaysaa. Gariiraddii kal jiidnayd waxay qabatay hawl waxaana la yidhaahdaa waxa ay leedahay tamar loodsan. 5 Tamarta danabka: Qalabka adeegsada danabka, ee ay ka midyihiin daqaajiyeyashu, waxaad ogtahay in ay hawl qabtaan, wax inta meel ka kaxeeyaan ay meel kale geeyaan, Tamarta danabka laga helo waxaa la yiraahdaa tamarta danabka, warshadaha danabka tamar falgalkeeda ku jirta naftada ayaa ay u gediyaan tamar danab. 6 Tamarta Niyuukliyeerka (bu'eed): Atomyada waxaa ku kaydsan tamar, mana suurto gasho in wax laga soo saaro oo hawl wax tar leh lagu qabto. Yureeniyam, oo ah curiyaha ugu culus oo dhulka korkiisa laga helaa, waxa ay bixisaa tamar bu'eed marka ay atomyadeedu jajabaan. Tamarta ka soo baxda hal kiiloogaraam oo yureeniyam ahi waxay ay la egtahay tamarta laga helo 8,000,000 kg oo saliid ah. Waxyeello aad u weyn aya ay ku keenaysaa dadka tamar atomeedu haddii si xul (oo dagaal uu ka midyahay) loo adeegsado. Bam atomeedii u horeeysay 1945 lagu tijaabiyey banka ku yala niyuu megsiko ee maraykanka, kulkii kasoo baxay waxa ay noqotay ciidii quraarad dhalaashay. Waxaa jira wejiyo kale oo ay tamartu leedahay, oo ay ka mid yihiin tan kulka, ilayska, jabaqda iyo bilabta oo qaban kara shaqo loona gediyi karo weji kale haddii qalab ku haboon la adeegsado. Tamartu waxay leedahay wejiyo fara badan si ay arrimuhu inoogu jilicsanadaan, waxaynu u qaybin sidaan soo socota: (b) Kooxda Tamarta Kaydsan (t) Kooxda tamarta Socodka (J) Kooxda tamar Kaydka + Tamar Socodka
Please log in to reply.
Qadiijo Salman
May 8, 2023, 9:02 pm
tamarta waa nooc kamid ah tamarta
Please log in to reply.
Qadiijo Salman
May 8, 2023, 9:02 pm
tamrta waa nooc kamid ah ileyska
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Baryare Cabdulle
    madaxweynaxii soomaaliya ugu horay ayaa waa
    Apr 25, 2023 - 23:45 |3 Answers
  • Maryan Axmed27
    sheeg saxaabigii qoday qabrigii lagu aasay nebia (nnh)
    Apr 13, 2023 - 06:31 |1 Answers
  • caawiye Admin
    What is marketing plan?
    Dec 31, 2021 - 19:50 |1 Answers
  • caawiye Admin
    1) Which of the following is not an example of periodic motion?
    Feb 27, 2021 - 19:01 |1 Answers
  • Queen of somalia
    imisa ayuu ku bisladaa canbaha?
    Dec 18, 2022 - 23:29 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img