Waxaad sheegtaa geed laguranaayo kii guranaayeyna uusan daaleyn halka lagu gurayana aysan buuxsameyn isku day wacan

3 Answers
Caawiye7 author
March 7, 2023, 8:03 pm
Geedka laguranaayo waa nafta midka guranaayo waa malakul mowt meesha lagu guraanyo wwaa dhulka.
Nasri Cabdilahi
April 13, 2023, 1:32 am
waa sax
waa nafta waxana guranaya malikul-mawdka meesha laga guranayana wa Aakhiro

Leave Answer

You must be logged in to answer.