1 Answers
Xididaha dhiiga waa. dhuumo Daldaloola oo ku baahsan dhamaan jirka gudahiisa Xididaha dhiiga waxaa loo qeybiya sedex Nuuc oo kala ah. 1 Artery (Halbowlaha)
2 Vein (aroore)
3 Capillary (Tiftaaf)
Leave Answer
You must be logged in to answer.