loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Xuseen Cali
May 9, 2023 | 9:34 am |1 Answers

waa maxay xayawwaan

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 10, 2023, 10:49 am
Xayawaan. waa noole ka mid ah noocyada noolaha. erayga "xayawaan" wuxuu ka yimid Af Carbeedka, dhiggiisa Af soomaaligana waa "bahal". Bahalladu wey kala duwanyihiin. Qaarkood waxay ku noolyihiin dhulka dushiisa, qaarna waxay ku noolyihiin badaha iyo wabiyada. Jaad ka mid ah bahallada waxay awoodaan in ay ku noolaadaan bad iyo berriba, sida raxa (halkani bad waxaan ula jeednaa biyaha). Waxaa kaloo jira bahallo ku nool jirka aadanaha dushiisa inkastoo aysan isha qabanin. Bahallahan badankood waxay ku noolyihiin unugyada dhintay ee maqaarka. Sideedaba, Soomaalida bahal waxay u taqaanaa wax kaste oo aan Aadane ahayn, balse ogoow Aadanahu waa bahal, waxa kaliya oo ka duwa bahallada kale waa garaadka. Marka la abla-ablaynayo bahallada, waxaase ugu horeyn loo kala qeybiyaa laba jaad: Beri-joog (Dhul-joog) iyo Bad-joog. Waxaa lagu qiyaasaa in noocyada xayawaanka intiisa badani ku nooshahay badaha iyo wabiyada dunidan. Marka la sii kala saarayo qeybaha xayawaanka waxaa loo qeeybiyaa shan qeybood: 1,Naasley: waa dhamaan xayawaanka awooda u leh in eey dhalaan ilmo nool isla markaana jaqsiiyaan caanaha naaska. Jaadkan waxaa ka mid ah Aadanaha. 2,Xamaarato: waa xayawaanka ku socda bogga ama caloosha. Waxaa ka mid ah maska, jabisada IWM. Waxay dhalaan ukun mudo ka dib isku bedesha ilmo. 3,Shimbiro: waa qeeyb aad u tiro badan oo ka mid ah xayawaanka. Waa bahallo awood u leh inay dhex maraan hawada iyagoo isticmaalaya baalashooda. Waa xayawaan ku dhaqan dunida dacalladeeda isla markaana ukala qeybsamo jaadad farabadan. Tusaale ahaan waxaa ka mid ah digaaga, haadka, goronyada, qambaarka, qooleeyda IWM. 4,Beri-Biyood: Beri-Biyood waxaa loo yaqaanaa xayawaanka nooc ka mid ah oo awood u leh inuu ku noolaado Beriga (oogada dhulka) iyo badaha ama biyaha dhexdooda. Waa xayawaan qaab sameeyskiisu taageerayo inuu ku dhex neefsado dhulka iyo biyaha hadba kii uu joogo. Bahalada noocan ahi aad uma tiro badna marka loo eego qeeybaha kale ee xayawaanka. Waxa ka mid ah Rah'a (frog), Yaxaaska (crocodile) 5,Cayayaan: Cayayaanka waa qeyb ka mid ah xayawaanka oo aad uga yar-yar qeybaha kale. Sidoo kale waxaa la sheegaa inaanay dhiig lahayn dhamaan cayayaanku, midaasi oo ka dhigeysa qeyb aad uga duwan dhamaan xayawaanka intiisa badan ee ku dhaqan oogada dunida.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Ruun Mxmed
    waa Maxay naxwe
    Mar 09, 2023 - 21:55 |No Answers
  • Haadi Xasan
    sheeg sanadka uu dhacay dagaalkii uxud?
    Apr 14, 2023 - 09:41 |2 Answers
  • Abdiaziz Hassan Elmiyow
    sheeg madaxweyne soomaaliya
    Apr 14, 2023 - 10:28 |2 Answers
  • Jamaal cusmaan
    waa maxay dhagax
    May 17, 2023 - 06:42 |1 Answers
  • caawiye Admin
    What is the main purpose of marketing analysis?
    Dec 31, 2021 - 20:18 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img